Kheyre oo xalay Saqdii Dhaxe ku laabtay Dhuuso Mareeb iyo Wadahadalo dib u bilowday

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdaal ku marayay deegaano iyo degmooyin katirsan gobolka Galgaduud ayaa xalay Saqdii Dhaxe dib ugu laabtay magaalada Dhuuso Mareeb. Waxaa magaalada Dhuuso Mareeb mar kale dib uga bilowday wadahadaladii u socday Wafdiga Ra’isul Wasaare Kheyre iyo kooxda Ahlu Sunna ee ka talisa Dhuuso Mareeb iyo qeybo kale … Continue reading Kheyre oo xalay Saqdii Dhaxe ku laabtay Dhuuso Mareeb iyo Wadahadalo dib u bilowday